Shirkad biyood ay Hirgeliyeen Ganacsato Oo Laga dahfuray Magaalada Kismaayo.

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddan lagu daah-furayey Shirkadda Biyaha Dayax oo ay hirgaliyeen qaar kamida ganacsatada Jubbaland,waxaa ka qeybgalay wasiirada wasaradaha, tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Beeraha iyo waraabka, Caafimaadka Ganacsato iyo martisharaf kale.

Gudoomiyaha Shirkada Cusub Biyaha ee Dayax Abdullahi Ali Ahmed Saalax ayaa ka hadlay Waxyaabaha ay qaban doonto iyo waxa ay ka bedeli doonaan Biyo yaradii ka jirri jirtey Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here