Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug Oo la soo gabagabeeyey

0
80

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug oo maalmihi lasoo dhaafay ka socday Galmudug

Shirkan, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha Galmudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Beeraha DFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Beeraha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here