Shirka Xoojinta Nabada Gobolka Mudug Oo Lagu qabtey Gaalkacyo

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka xoojinta nabadda ee gobolka mudug puntaland oo ay garwadeen ka tahay wasaarada arimaha gudaha ee dowlada goboleedka puntland ayaa wajigiisa labaad waxaa uu ka furmey Magalada Gaalkacayo.

Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb galey masuuliyiin aqoonyahano odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here