Shirka Wasiirada Maaliyadda heer federaal iyo heer dowlad goboleed oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirada Maaliyadda Dowladda Goballeedyada xubnaha ka ah Dowladda,Gobalka Banaadir iyo sii Hayaha Wasiirka Maaliyada Federaalka ayaa Magaalada Muqdisho ku soo gunaanaday shir la xiriiray xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee dhinacyadaasi iyo dardargalinta Howlaha ee ay u hayaan umadda.

Shirkaan oo ay martigelisay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka,waxaa muddo laba cisho ah uu ka socday Garoonka Caalamiga Aadan Cabdulle.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here