Shirka wadatashiga Wasaaradaha Jubbaland Oo Kismaayo Ka Furmey

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamigga ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay kulan wadatashi ah oo socon doona mudo labo cisho ah kaas oo u dhaxeeya qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha kaladuwan ee Dowlada Jubbaland, islamarkaana looga arinsanayo dajinta howl-mashruuceedka barnaamijka xalka Waraa ee dib u dajinta barakacyaasha iyo dadka dib ugu soo noqday Dalka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here