Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka KGS Ibrahim Adan Ali Najah oo ay wehliyaan, Gudoomiyaha Gobolka Baay , Agaasimaha Madaxtooyada KGS iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta Baydhabo ka furey Shirka Wadatashiga Siyaasada Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan