Qorista Sharciga ka hortaga Leexsiga kaalmada bini’aadanimo Oo Laga daah-furay Baydhabo.

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa lagu qabtay kulan Wadatshi oo ku saabsanaa Qorista Sharciga ka Hortagista Leexsiga kaalmada bini’aadanimo ee la gaarsiinayo Dadka Danyarta ah ee ku nool guud ahaan Deegaanada Koonfur Galbeed.

Kulanka oo ay fadhiyeen Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KG, Wasiirka Howlaha guud, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa la isku Dhaafsaday Fikrado kala Duwan oo ku saabsan sidii looga Hortagi lahaa Leexsiga Sahayda Gargaar ee la gaarsiinayo Dadka Danyarta ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here