Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbedelka Qaran Oo Magaalada Baydhabo Ka Furmay.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorshaynta Dowladda KG ayaa furtey Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbedelka Qaran kaasi oo lagu dejin doona qorshaha lagu shaqeyn lahaa 2025 ilaa 2029

Wasiiro, Agaasimiyaal, La Taliyaal, Madax ka socotay Wasaaradda Qorshaynta DFS iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada ayaa ka qeybgalay Furitaanka Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbedelka Qaran.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here