Shirka Wadatashiga Qaran u diyaar garowga Arrimaha Qaxootiga Oo Muqdisho Lagu soo gabagabeeyey

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo socday Muddo Saddex maalmood ah ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxyaabihii Dawladda Soomaaliya uga qabsoomay balan qaad yadii Shirkii Geneva ee sanadkii 2019 iyo caqabadihii soo wajahay.

Hay’adda Qaxooitga Qaranka oo kaashanaysa Hay’adaha Qaxootiga Dowlad Goboleedyada ayaa diyaarineysa qorshaha guud ee dawlada Soomaaliya ay la shir tagi doonto kulanka dabayaaqada sanadkan ka dhici doonaa Caasimadda Switzerland ee Geneva.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here