Shirka Wadatashiga Miisaaniyada Dowlada 2025-ka Oo Muqdisho ka Furmey.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shir looga hadlayo Wadatashi ku aadan horumarinta Miisaaniyadda 2025 ee dalka Ayaa waxaa uu ka furmay Magaalada Mogadisho ee Caasimadda Dalka, kaas oo uu Furey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS.

Shirkaan ayaa waxa ka qayb galaya xubno ka socda dowlad Goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir iyo Ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here