Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Wasaarada deegaanka iyo isbedlka cimilada ee Maamulka Puntaland ayaa Degmada Eyl ku qabety kulan looga arinsanaayey wadatashiga maareynta degaanka iyo u qareemidda ilaalinta xeebaha ee degaanka.
Waxaana kulanka goob joog ka ahaa maamulka degmada, odayaasha dhaqanka, ururada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ