Shirka Wadatashiga Kor-uqaadista Adeega Caafimaadka Xoolaha Oo Lagu Qabtey Baydhabo

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socon doona Mudo shan maalin ah ayaa waxa loogu hadli doonaa sidii kor loogu qaadi lahaa islamarkana loo tayeyn karo Xoolaha Deeganada KG ku dhaqan shirka ayaa ka qeyb galaya Adeeg bixiyaasha maaliyadeed iyo daneeyayaasha Caafimaad Madaxda Bankiyada iyo Dhaqaatiirta Caafimaadka Xoolaha

Shirkan Loogu hadlayo kor u qaadista Caafimadka Xoolaha ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha KG iyadoo garab ka heleysa Danaeeyaasha Adeega Caafimaadka Xoolaha

Warkung Waliba Nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here