Shirka Wadatashiga Hiigsiga-Qaran ee 2060 Oo Baydhabo ka furmey

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Furitaanka Shirka Wadatashiga Hiigsiga-Qarni jirka ah ee 2060 oo Magaalada Baydhabo ay ka fureen Guddiga Dhaqaalaha Qaranka oo hogaaminaayey Xasan Aadan Hoosow oo ah la taliye sare Arrimaha dhaqaalaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna Agaasimaha Guud ee Golaha dhaqaalaha Qaranka.

Shirka ayaa waxaa geyb ka ahaa Xubno ka tirsan dawalada koonfur galbeed soomaaliya Gollaha Wasiirada, Xildhibaano iyo La-Taliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Arrimaha Dhaqaalaha, shirka ayaa waxa looga hadlay hormariinta dhaqaalaha iyo siidii loo kobciyo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here