Shirka wadatashiga bulshada rayidka iyo Hay’addaha KG oo Baydhabo lagu soo geba-gabeeyay.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan wadatashiga qorshaha Hannaanka Dhab u heshiisiinta qaran oo Laba Maalmood ka socday magaalada Baydhabo Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa geyb ka ahayeen maamulka, bulshada rayidka qeybaheeda sida culimada, dhalinyarada iyo odeyaasha dhaqanka.

Dooda oo ahyed mid la xiriira hannaanka dhab u heshiisiinta qaran aya gaar ka mid ah ka qeyb galayaasha waxay ka hadleen ahmiyad iyo sida ugu haboon lagu gaari karo dhab u heshiisin rasmi ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here