Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya Oo Dhuusamareeb Ka Furmey.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi ah u furay shirka wadatashiga Arrimaha waxbarashada Soomaaliya.

Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirrada waxbarashada heer federal iyo heer dowlad goboleedyada dalka, agaaasime-yaasha guud, agaasime waaxeedyada iyo howl-wadeennada wasaaradaha waxbarashada qeybahooda kala duwan.

Shirka ayaa looga arrinsanayaa xaaladda waxbarashada dalka, qorshaha mustaqbalka waxbarashada, daadajinta adeegyada wasaaradaha iyo wadashaqaynta bahda waxbarashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

Warkung Waliba Nig Haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here