Shirka Wadatashiga Arimaha Waxbarashada Dalka Oo la soo gabagabeeyey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada Soomaaliya oo muddo Seddex maalmood ah ka socday magaalada Baydhaba ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey.

shirkan oo ay kasoo qeybgaleen wasiirrada waxbarasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, wasaaradda waxbarashada Federaalka, aqoonyahanno iyo dadka daneeya waxbarashada Soomaaliya ayaa laga soo saaray War-murtiyeedka hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here