Shirka Wada-tashiga Siyaasadda Arrimaha Xuquuqal Insaanka Soomaaliland Oo Burco Ka Furmey

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka togdheer iyo masuuliyiin ka socotey gudiga xaquuqal insaanka Soomaaliland ayaa ka qeyb galey kulan howleed looga arinsanaayey shirka wadatashiga diyaarinta siyaasada Arrimaha xaquuqal insaanka soomaliland

Hay’adda xaquuqal insaanka soomaliland ayaa kaalin weyn uga jirta helida siyaasada xaquuqal insaanka ee Somaliland.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here