Shirka wada tashiga Arrimaha Isbedelka Cimilada Oo ka Furmey Hargeysa.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargeysa ee maamulka soomaaliland ayaa waxaa ka furmay shirkii labaad ee wadatashiga arimaha degaanka iyo isbedelka cimilada, shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uulin ka socday hay’adaha Qaramada midoowe, wasaaradda qorsheynta, urarada bulshada ra’idka iyo ardayda Jaamacadaha soomaaliland ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doona guulihii laga gaaray wax ka qabashada arimaha degaanka iyo isbedlka cimilada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here