Shirka Wacyigeliinta Dib-u-Eegista Dastuurka dalka oo Maanta Ka Furmay Magaalada Baydhabo.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Koonfur Galbeed ayaa maanta baydhabo ku qabatay kulan wacyigalin ah oo lagu soo bandhigayo Warbixinta dib-u-eegista dastuurka oo soo koobaysa guulihii laga gaaray dib-u-eegista dastuurka iyo caqabadihii lala kulmay intii lagu guda jiray dib-u-eegista Dastuurka afartii sano ee la soo shaafay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here