Shirka Wacyi galinta Ceymiska Xoolaha Oo Muqdisho Ka Furmey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka wacyigalinta ceymiska Xoolaha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada,Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa ujeedkiisu yahay in la dhiiri geliyo nidaamka Ceymiska Xoolaha oo ah barnaamij loogu talo galay in reer miyiga waxtar uyeesho marka ay abaarta jirto.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Hassan Hussein Mohamed oo furitaankii shirkan ka hadlay ayaa sheegey in mashruucaan Ceymiska Xoolaha uu muhiim u yahay Xoolo dhaqatada ayna tahay in ay ka faaiideystaan si ay uga gaashaantaan abaaraha soo noq noqda.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here