Shirka wacyi galinta Bulshada Ceymiska Xoolaha Oo Baydhabo Ka Furmey

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ayaa Bulshada Magaalada Baydhabo lagaga Wacyi gelinyaa Muhiimada ay leedahay Ceymiska Xoolaha oo loogu tala galay in lagu Horumariyo Caafimaadka Xoolaha, waxaana shirka si wada jir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboledka KG iyo tan XFS.

Ugu horeyn Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG Cumar Mahamed Abdulahi ayaa sharaxaya waxa loola jeedo Ceymiska Xoolaha iyo Muhiimada ay leedahay in Bulshada la fahamsiiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here