Shirka Toddobaadka Kalluumeysatada Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Muqdisho.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Markii ugu horreysay Todobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya,ee ka furmey Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayaa awood siinta kalluumaysatada maxaliga ah, hirgalinta fursadaha wax ku oolka ah ee ka qeyb qaadan kara koritaanka iyo horumarinta Dhaqaalaha Dalka.

Si loo ballaariyo fursadaha ka jira Kalluumeysiga Wasaaraddu waxay hirgalisay shuruuc maxali ah, waxay diyaarisay qorshe qaran oo 10 sanno ah kaa soo ka qeyb qaadan doona yareynta shaqa yaraanta Horumarinta Kulluumeysatada dalka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here