Shirka Taaba gelinta Hannaanka Casriyeynta Adeegyada Dowladda Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray shirka Agaasimiyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada heer Federaal iyo heer dowlad goboleed, kaasi oo socon doono muddo shan maalmood.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dawlad goboleedyada, howl-wadeenada wasaaradaha shaqada iyo qaybo ka mid ah bulshada rayidka ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here