Shirka Sanadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Magaalada Baydhabo Ka Furmay.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan Oo socondoona Sedex Malmood ayaa ah shirka Sanadlaha Wasarada Cafimadka KGS ay gabato Sanad Walba,Hay’adaha Wasarada Caafimadka Kala Shaqeyaa Arrimaha Cafimadka,Xubno Ka socda Federalka ayaa lagu Casumay.
Ujeedka Ayaa ah mid looga hadlayey Waxyabaha u qabsoomay Iyo in Wax laga Badeli Shaqooyinkaa Wasaradaa Ay Soo gabatay sanadkii lasoo Dhafay inta shirka Socday Waxaa looga hadli doona Waxyaabaha Laga qaban doona Sanadka soo socda.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here