Shirka Qorsha Sanadeedka dib u eegista Bankiga Soomaaliland Oo Hargeysa Lagu soo gabagabeeyey

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeyso ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay kulan howleed muddo labo maalin ah u socday saraashiisha bangiga dhaxe ee maamulka soomaaliland kaasi oo ku saabsanaa dib u eegista qorshihii wax qabad ee sanadkii la soo dhaafay iyo sidoo kale soo bandhigidda qorshaha wax qabad ee sanadkaan.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa warbixino laga dhageystay qaar kamid ah shaqaalaha bangiga dhaxe ee soomaaliland kaasi oo ku aadanaa qalalaadkii lala kulmay iyo sidii looga bixi lahaa sanadkaani.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here