Shirka Qiimeynta iyo dib u eegista Mashruuca Sagal Oo Garoowe Lagu qabtey

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa dah-furtay Shirka qiimaynta iyo dib u eegista sanad laha ee mashruuca Sagal kaasi oo ka dhacay Magaalada Garoowe.

Shirkan ayaa ka soo qayb galeen Agaasimiyaasha waaxaha ee Arrimaha bulshada ee Dagmooyinka 5-ta ee uu ka socdo Mashruuca, iskuduwiyaasha 9ka gobol ee Puntland ee wasaarada, qaybo ka mida MCH-yada Garoowe iyo shaqaalaha Wasaarada.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here