Shirka Qiimeynta Amniga Bulshada Oo Lagu soo Gabagabeeyay Wanlaweyn.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan looga hadlaayey Qiimaynta Khatarta Amniga Bulshada Degmada Wanwaleyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka soo qeyb galay Saraakiisha Amniga Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada

Inta uu Shirka socdey ayaa waxaa qayb ka ahaa Furitaanka Kulan waynaha lagu Ansixinaayay xog uruurintii laga sameeyey Qataraha Amni ee ka jira Wanlaweyn iyo baahiyaha ka jira sidii wax looga qaban lahaa

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here