Shirka nabadeynta beelo degaalamay Oo lagu soo Gaban-gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan Dib-uheshisiinta ahaa ee maalmahan uga socday labada beelood ee walaalaha ee dhawaan ku diriray Deegaanada Ina-jiirow iyo Baliseenyoole ee Gobolka Galgaduud ayaa la soo gabagabeeyey Magaalada Dhuusamareeb,Munaasabada lagu soo xirayay Shirkan Dib-uheshisiinta ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Wasiiro, Maamulka Gobolka Galgaduud iyo Mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here