Shirka Nabadeynta Beelaha Galmudug Oo Dhuusamareeb Ka Furmey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug lagu daahfurey shirka Nabadeynta Beelaha kasoo kala jeeda Degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.

Shirkan oo uu Furey Madaxweynaha Dowladd-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku boorriyay Nabaddoonnada iyo reer Galmudug gaar ahaan dadka ay kasoo kala jeedaan u qaadaan Nabad waarta.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here