Shirka Mashruuca ka soo Kabashada Xasaaradaha Ee Soomaaliya oo ka furmey Magaalada Baydhabo

0
332

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mashruuca ka soo kabashada Xasaaradaha ee soomaaliya oo markii magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (SCRP) ayaa maanta ka furmey Baydhabo.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ambassator mudane Al i siciid Fiqi ayaa Daah furay shirka Wadatashiga Mudnaansiinta baahiyaha u adkeysiga iyo soo kabashada dowlad goboleedka koonfur Galbeed kaasi oo ay ka qeybgalayaan wasiiradda.

Warkan waxaa inoo haya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here