Shirka Mashruuca Dhisida adkeysiga Bulshooyinka Nugul Oo ka Furmey Kismaayo.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa qabatay kulan dib u eegis loogu sameynayey Mashruuca Dhisidda Adkeysiga Bulshooyinka Nugul ee ku nool Soomaaliya.

Kulanka oo uu si rasmi ah u daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamed Weli Cali ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha uu quseeyo mashruucan, Hay’adaha ku bahoobay Daladda (BRCiS) iyo howlwadeenada qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here