Shirka Madasha wadajirka Arrimaha Xaquuqul Insaanka Oo Magaalada Baydhabo Lago soo gabagabeeyey.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madasha wadajir-ka ah lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo kaasi oo loogu doodayey Arrimaha ilaalinta Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka, waxaana Ka qeyb galey Urarada Bulshada Rayidka,Wasiiro ka tirsan KG iyo Qaar ka mid Ah Hay’adaha U Dooda Arimaha Xaquuqul Insaanka.

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada KG Oo ka qeyb galay Xiritaanka Madasha ayaa waxay ka hadleen Muhiimada ay leedahay dhowrista Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here