Shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ayaa looga hadlayaa xaalada bini’aadamnimo ee dalka, Xasilinta iyo Xaalada El-Niño ee wadankeena ku soo wajahan sidii loogu diyaar garoobi lahaa waxaana Shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.

Shirkaan waxaa ka qeybgalaya,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Wasiiradda Wasaaraddaha Gargaarka Dowladd Goboledyada Hirshabelle, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed,Gobolka Banaadir iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here