Shirka Madasha isku duwidda Arimaha Horumarinta Dalka Oo Muqdisho ka Furmey

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku qabatay Madasha Isku-duwidda Horumarinta oo uu si rasmi ah u daah furay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre.

Madasha waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, deeq-bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay (UN), Ururrada Bulshada Rayidka ah, iyo marti-sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here