Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta daah-furay madasha hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo looga hadlayo dajinta qorshaha kobaca iyo isbedelka dhaqaalaha dalka, deyn cafintii kadib
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Soomaaliya Wasiir Beene-beene ayaa sheegey in Dhaqaalaha dalka aan dhismi karin haddii aanan guul laga gaarin amniga dalka wuxuuna sheegey in a sababta dowladdu u siisay ahmiyadda koowaad
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani