Shirka Madasha Bani’aadanimada Soomaaliya oo ka Furmay Magaalada Muqdisho.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), kaas oo looga hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee waddanka.

Madasha waxaa ka qeyb-galaya Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Wasiirrada Wasaaradaha Gargaarka ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Maamulka Khaatumo, Gobalka Banaadir, madax ka socota deeq-bixiyaasha, ururrada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here