Shir Looga hadlayo Horumarinta adeega Caafimaadka dalka Oo Dhuusamreeb ka Furmey.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madashan Ballaaran oo socon doonta muddo labo cisho ah ayaa ah tii Shanaad (5) oo ay yeeshaan Wasaaraddaha Caafimaadka heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed taas oo looga hadlayo horumarinta qeybta Caafimaadka guud ee Dalka.

Madasha inta ay socoto ayaa lagu lafa guri doonaa qodobo waa wayn oo horey uga soo baxay Shirarkii ka kala dhacay Puntland, Jubaland iyo Gobolka Banaadir oo ahaa qodobo aas aas u ah horumarinta Caafimaadka iyo ka dhabeynta ta hiigsiga dhow ee isbadalka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here