Shirka looga hadlaayay qatarta Cuna yaridi iyo Nafaqa darada Oo Muqdisho lagu qabtey

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha ee soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u fuliya wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorsheynta DFS, waxaana maalgaliyaa Bangiga adduunka.

Intii uu socday shirka ayaa waxaa lagu soo bandhiggay qorshaha u diyaarsanaanta amniga cuntada kaasi oo sharaxaayo sida loola socon karo qataraha yareynta cuntada iyo nafaqo darada ka dhalan karta.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here