Shirka isku Dabaridka Gudiga Abaaraha KG Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
239

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Gargarka iyo Mareeynta Masiibooyinka ahna Gudoomiyaha Guddiga Abaaraha KGS Abdinasir Abdi Arosh ayaa shir gadoomiyay Kulanka guud ee bilaha ee dardargelinta adeegyada Arrimaha Abaaraha.

Kulankan waxaa diirada lagu saarey arrimaha cunta yarida, nafaqada iyo barakacayaasha.
Kulanka,waxaa kale oo looga dooday sidii loo kordhin lahaa gurmadka deegaanada hoos taga Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here