Shirka Isbedelka-cimilida Oo ka furmay Dubai

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxa shirka isbeddelka cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa laba toddobaad oo wadahadal ah ka furay Dubai isagoo ka codsaday wufuudda inay ballan-qaadyada ay u beddelaan ficil.

Ujeedooyinka shir madaxeedka waxaa ka mid ah in la qiimeeyo horumarka laga gaaray yoolka caalamiga ah ee la isku raacay ee ah in la xaddido sare u kaca heerkulka adduunka.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in shir-madaxeedka ujeeddadiisu tahay in gebi ahaanba la joojiyo shidaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here