Shirka Horumarinta Waxbarashada Iskuulada Oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka Todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa loogu hadlay Horumarinta Waxbarashada waxaana ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare waxaana warbixin la xariirta Waxbarashada laga dhageystay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, iyadoona dood dheer laga yeeshay horumarinta goobaha Waxbarashada ee Dugsiyada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here