Shirka Horumarinta Kalluumeysiga Oo ka Furmey Magaalada Hargeysa.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirweyne looga hadlaayey faaiidada iyo Muhiimada uu Soomaaliland u leeyahay kaluunka ayaa lagu qabtey magaalada Hargeysa ee Caasimada Soomaaliland

Shirweynaha ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka iyo Marti Sharaf Kale

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here