Shirka Horumarinta Jubaland Oo Kismaayo Ka Furmey

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dowladda Jubbaland oo ka furmey magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa Doo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Jubbaland waxaa ka qayb gelaya Guddoomiyeyaasha Saddexda Gobol ee Jubbaland iyo Maayarada Magaalooyinka

Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Jubbaland Oo ka hadlay shirka Gobolada iyo Degmooyinka Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa Faafaxin Ka Bixiyey ujeedka loo qabtey shirkaan iyo muhiimadiisa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here