Shirka Horumarinta iyo dib u dhiska wadooyinka dalka Oo Muqdisho ka Furmey

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa lagu soo bandhigay waxa u qabsoomay mashruucan kaabayaasha dhaqaalaha mudadii uu socday oo ay kamid ahaayeen, Dhismaha Waddooyin, Ceel biyoodyo, Suuqyo ganacsi, Suuqyada Xoolaha & kuwa Kalluunka.

Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Dowlad Goboleedyada ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey wax-qabadka Mashuruucan ISET mudadii uu socday.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here