Shirka Horumarinta Deegaanka Xubeera Degmada Baran Oo la soo gabagabeeyey.

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa la soo gabagabeeyay Shir mudooyinkan u Socday Bulshada Gobolka kaaso oo ka socday Deegaanka XUBEERA Ee Degmada Badhan, Shirkan oo in mudo ah ka Socday halkan ayaa Bulshada waxaa ay uga tashanaysay aayahooda iyo Sidii ay uga qayb qaadan lahayd Horumarinta Guud ee gobolka.

Xidhitaanka Shirka ayaa Waxaa Lagu Marti Qaaday Suldaan Siciid Suldaan Cabdusalaan Cuqaal, wax garad , nabadoono, Siyaasiyiin Aqoon yahano, Masuuliyiinta Heer Gobol iyo heer iyo marti sharf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here