Shirka Horumarinta Biyaha Deegaanada KG Oo Baydhabo Lagu Dah-furey

0
289

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlada KGS ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfurtay Mashruuc lagu hormarinayo Arrimaha Biyaha ee Maamulka KGS.

Furitaanka kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiya maamulka Degmada Baydhabo Hay’adaha Caalimiga ah iyo xubno kal socdey shirkadaha ka biyaha ee ka howlgala Magaalada

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here