Shirka Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare dalka Oo Muqdisho Ka Furmey

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa inta uu socdo looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee Dalka kaasi oo socon doono muddo 2 maalmood ah,Waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Ee Dalka, waxaana Goobjoog ahaa Gudiyada Waxbarashada Barlamaanka Labada Gole iyo Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Maamul Goboleedyada dalka.

Agaaasimaha Tacliinta Sare Ee Wasaarada Waxbarashada XFS Ismail Yuusuf Usmaan, ayaa Sharaxaad guud ka bixiyey Waxyaabaha Shirka loogu hadli doono iyo waxa la doonayo in ay ka soo baxaan marka uu soo dhamaado.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here