Shirka Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Deegaanka Oo Lagu Dahfurey Muqdisho

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa si rasmi ah u furay shirka latashiga Dowladaha xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Hindise sharciyeedka ilaalinta iyo maaraynta deegaanka.

Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare ayna ka soo qayb galeen Wasiirada Wasaaradaha Deegaanka DXDFS oo ay wehliyaan xubno ka tirsan guddi hoosaadyada Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada u qaabilsan Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here