Shirka Hanti dhowrka KG iyo Agaasimiyaasha Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Baydhabo ee Caasimada Kumeel gaarka u ah Koonfur Galbeed lagu soo Gaba-gabeeyay Shir wadatashi ahaa oo u dhaxeeyay Agaasimeyaasha wasaaradaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo bahda garsoorka.

Shirkan oo mudo labo maalmood ah ka socdey Magaalada Baydhabo Ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Xafiiska Hanti-dhowrka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Watkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here