Shirka Farta Maayga Oo ka Furmey Magaalada Baydhabo

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Shekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si rasmi ah ufurey shirka farta Maayga,waxaana shirka ka soo qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Goliyaasha Dowladda KG, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here